Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyay

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka. Kulanka Golaha shacabka waxaa goob joog ka ahaa 174-Xildhibaan ,Waxaa ogolaaday in la meel mariyo miisaaniyada golaha dhamaan Xildhibaanada kulanka joogay oo ahaa 174-Xildhibaan mana jirin Xildhibaan … Continue reading Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyay